Mareykanka oo shaaciyay in ay dileen Cabdullaahi Jabiyow oo Hogaaminayay Weerarkii lagu dilay …

War kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in duqeyn diyaaradaha Mareykanka ka fuliyeen gobolada Jubooyinka ay ku dileen sargaal katirsanaa kooxda Al Shabaab. Afhayeenka ciidamada Mareykanka ee Afrika ka howlgala Col, Chris Karns ayaa sheegay in duqeyn ku dileen sargaal katirsanaa Al Shabaab oo hogaaminayay weerar ka dhacay deegaanka Baar Sanguuni oo … Continue reading Mareykanka oo shaaciyay in ay dileen Cabdullaahi Jabiyow oo Hogaaminayay Weerarkii lagu dilay …